C/raxmaan C/shakuur oo si yaab leh uga hadlay kulankii Farmaajo & Madaxdii hore

Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa fasiraad yaab leh ka bixiyey qaabkii loo qaban-qaabiyay kulankii dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii hore oo dhowaan ka dhacay Villa Somalia. C/raxmaan C/shakuur ayaa su’aal ka keenay in kulankaas uu abaabulkiisa sameeyo Taliyaha NISA, isagoo xusay inay in Ra’iisul Wasaaraha uu lahaa kaalintaas maadaama madaxdii hore ay ka mid … Continue reading C/raxmaan C/shakuur oo si yaab leh uga hadlay kulankii Farmaajo & Madaxdii hore